Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka


Deeqa Dhalac
Deeqa Dhalac

Deeqa Cabdi Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa shalay qabatay xilka duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Maraykanka oo ah magaalada afraad ee ugu weyn gobolkaas.

Deeqa oo ka mid ah toddoba xubnood oo lasoo doorto oo uu ka kooban yahay golaha degaanka magaaladaas ayaa noqonaysa gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah oo qabata xilka duqa magaalo dalkan.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandheere ayaa kula xiriiray khadka telefoonka, waxaana uu weydiiyey sida ay ku noqotay Duqa magaaladaas?

Wareysi: Deeqa Dhalac oo noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:16 0:00


XS
SM
MD
LG