Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Dareenka iyo xaaladda ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Radio Muqdisho


Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dareenka iyo marxaladda ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Radio Muqdisho, kuwaas oo isku arka inay bartilmaameed gaar ah u yihiin argagixisada si ka duwan suxufiyiinta kale.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

ILEYSKA VOA: Dareenka iyo xaaladda ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Radio Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:00 0:00


XS
SM
MD
LG