Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Sababay Dilalka Labadii Cisho ee la soo Dhaafay ka Dhacay Muqdisho?


Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dilal loo geystay seddax ruux oo dhalinyara ah laba ka mid ahna ay walaalo ahaayeen.

Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay agcanta ku soo dhigeen askartii ka dambeesay dilkaasi ka dhacay Muqdisho.

Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho nooga soo direy.

Warbixin ka hadleysa dilalka rayidka ee Muqdisho ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG