Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carwada Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo la soo Gabagabeeyay


Buugaagta
Buugaagta

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay carwada bandhigga buugaagta oo socotay muddo seddex cisho ah.

Munaasabad casho ah oo xalay Muqdisho lagu qabtay oo carwada lagu soo xirayay ayaa waxaa ka qeyb-galay dad badan oo ay ka mid yihiin aqqoonyahan iyo madax ka tirsan dowladda, waxaana dhammaan hoosta laga xariiqay in la dhiirrigeliyo akhriska iyo qoraalka Soomaaliga si loo kobciyo garaadka bulshada Soomaaliyeed.

Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ka soo diray Muqdisho.

Carwada Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00


XS
SM
MD
LG