Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dilka labo dhalinyaro ah oo Muqdisho ka dhacay


Booliska Soomaaliya iyo ehelada laba dhallinyaro ah oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta shir jaraa'id oo ay ku qabteen saldhigga Waaberi ee Gobolka Banaadir uga hadlay falkii dhacay.

Booliska ayaa sheegaya in xog hor u dhac ah oo la helay lagu tuhmayo in dadka dilka geystay ay yihiin askar ka tirsan ciidamada xoogga Soomaaliya maadaama gaari ay wateen la xaqiijiyay iney ku buufsaneyd astaanta militariga.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Muqdisho.

Dhageyso dilka Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


XS
SM
MD
LG