Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda magaalada Boosaaso


Gudiga Amniga ee maamulka gobolka Bari ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Boosaaso waxay kaga hadleen amniga magaalada ganacsiga Puntland oo maalmahaan ay xaaladi ka taagneyd. Cabdisamad Abwaan oo ah Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidamada amniga ayaa sheegay in Boosaso laga sameyn doono hawlgalo la xiriir amniga si looga hortgo dad uu sheegay in ay khalkhal amni ay wadaan.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan Boosaaso kasoo dirtay.

Wararkii ugu damneeyayay ee xaaladda magaalada Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG