Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afar dhallinyaro ah oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Buula-xaaji


Afar dhalinyaro ah oo biyo u dhaaminayay xoolihii ay abaarahu saameenta ku yeesheen ayaa ku geeriyooday deegaanka Buula-xaaji ee galbeedka Kismaayo, kadib markii ay miino la qaraxday gaarigii ay wateen.

Waxaana qaraxaasi uu kusoo beegmayaa waqti saakey ay Buula-Xaaji la wareegeen Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab, waxaana dhacdadaas ka hadlay saraakiisha ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.( Aadan Kismaayo).

Afar dhallinyaro ah oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Buula-xaaji
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00


XS
SM
MD
LG