Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga buugaagta Muqdisho oo furmay


Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay bandhigga buugaagta ee Muqdisho, waxaana sanadkaan saameyn ku yeeshay xanuunka Covid19, waana sanadkii 6aad oo xiriir ah oo carwadaan lagu qabto caasimadda Soomaaliya.

Waxaana lagusoo bandhigayaa buugaag iyo dood-cilmiyeedyo kala duwan, sida uu warbixintaan ku eegayo weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Bandhigga buugaagta Muqdisho oo furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG