Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Takoor nooce ah ayay la kulmaan Soomaalida la nool xanuunka HIV/AIDS?


Maanta waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee HIV/AIDS-ka, waxaana Soomaaliya ka mid tahay meelaha uu ka jiro ee dadka la nool lagu faquuqo, taas oo dhalisa in dad badan oo xanuunka qaba ay qarsadaan oo aysan si furan dawo u raadsan.

Laakiin waxaa jira dad kale oo badan oo xanuunkan la nool oo aan qarsan, waxaana dadkaas ka mid ah nin magaciisa ku soo koobay Maxamed oo ah isku duwaha dallad ay ku mideysanyihiin dadka xanuunka la nool ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Maxamed Colaad Xassan ayaa weydiiyay xaaladda xanuunka ee Soomaliya.

Wareysi: Takoor nooce ah ayay la kulmaan Soomaalida qaba xanuunka HIV/AIDS?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


XS
SM
MD
LG