Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay joojinta xaalufinta degaanka iyo jarista dhirta oo ka dhacay Jowhar


Magaalada Jowhar waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay xaalufinta degaanka iyo jarista dhirta.

Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Kulan looga hadlay xaalufinta degaanka iyo jarista dhirta oo ka dhacay Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG