Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sababay kororka amni xumada magaalada Muqdisho?


Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay falal amni darri ah oo ay ka soo gaartay dad rayid ah, waxaana dadka ka faallooda amniga aaminsanyihiin in laamaha amniga ay saameyn ku yeelatay xaaladda siyaasadda doorashada ee uu dalku wajahayo.

Laakiin booliska ayaa sheegay in arrimahaasi aysan jirin oo ay wadaan dadaallo xooggan oo amniga lagu sugayo, loona baahanyahay in dhinac kasta uu la shaqeeyo, sida uu warbixintaan Muqdisho uga soo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Maxaa sababay kororka amni xumada magaaladaa Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


XS
SM
MD
LG