Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii Mustafa Cagjar iyo Muuse Biixi?


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa kulan kula yeeshay maanta Madaxtooyada Hargiesa Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar, iyadoo la sheegay inay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin nabadgalyada iyo ganacsiga.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Maxaa kasoo baxay shirkii Mustafa Cagjar iyo Muuse Biixi?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG