Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ka socota Koofur Galbeed

Magaalada Baydhaba waxaa ka socda doorasha Golaha Shacabka, waxaana kuraasta maanta la doortay ka mid ah kursiga HOP#103 oo guddiga doorashada heer Federal ay hakiyeen inkstoo guddiga doorashada maamul goboleed Koofur Galbeed ay diideen warqadda lagu hakiyay kursigaas.

Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warixintan ka soo diray magaalada Baydhaba.

Warbixin ku saabsan doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ka socota Koofur Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG