Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mursal iyo Xildhibaano kale oo lagu Doortay Baydhaba


Maxamed Mursal
Maxamed Mursal

Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamulka Koonfur-Galbeed. Guddoomiyihii baarlamaankii 10-aad, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa ka mid noqday saddex xildhibaan oo maanta lagu doortay Baydhaba.

Wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhaba ka soo diray.

Koonfur-Galbeed oo bilowday doorashada Aqalka Hoose ee BF
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00


XS
SM
MD
LG