Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isimada G. Bari oo ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka dhex taagan Puntland iyo PSF


Boosaaso
Boosaaso

Kulan ay maanta oo Sabti ah yeesheen qaar ka mid ah isimada gobolka Bari ee Puntland ayey kaga hadleen xiisadda ka aloosan xilwareejinta agaasimaha cusub ee madaxweynaha Puntland dhowaan u magacaabay hay’adda PSF. Dhworkii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa kor u sii kacayay muranka ka taagan xilka qaadista agaasima hey’adda PSF, iyadoo hay’addu ay xil ka qaadistan ku tilmaamtay mid sharciga baalmarsan.

Isimadda gobolka Bari ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda lana ilaaliyo nabadgelayda magaaladda Boosaaso oo ay ku nool yihiin dad shacab ah oo fara badan.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa war-saxaafadeedka Isimadda gobolka Bari ka waraysatay Beeldaaje Yaasiin Cal-Bari, waxayna ugu horeyn weydiisay waxa ay isimadu shirkooda jaraa’id uga hadleen?

Halkan ka dhageyso Wareysiga Beeldaaje Yaasiin Cal-Bari
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00


XS
SM
MD
LG