Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo billowday doorashada Golaha Shacabka


Doorashada Galmudug
Doorashada Galmudug

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraastii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka ku matalaya Galmudug.

Waxaa maanta magaalada lagu doortay laba xildhibaan oo kala ah Mahad Cabdalla Cawad iyo Yuusuf Geelle Ugaas.

Doorashada maanta ayaa ka dhigeysa Galmudug maamul goboleedkii ugu horreeyey ee qabta doorashada golaha shacabka. Horey waxaa Muqdisho loogu doortay qaar ka mid ah xildhibaanada kasoo galay Somaliland.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa faahfaahinta inoo haya.

Galmudug oo billowday doorashada Golaha Shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00



XS
SM
MD
LG