Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Kaalinta bulshada rayidka ee doorashooyinka


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta ay ururada bulshada rayidka Soomaaliya ku leeyihiin habsami u socodka doorashooyinka Soomaaliya. Waxaa marti ku ah guddoomiyaha ururada bulshada rayidka Cusmaan Muxiyaddiin Shaatax, oo u warramay Nuur Xasan Nuur iyo dhageystayaasha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:13 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG