Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo weeraray xerada ciidamada Nabad-Sugida Jubaland


Al-Shabab Al-Shabaab

Mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa faafaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerar xalay saqdii dhexe ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.

Al-Shabaab ayaa weerartay xero ay daganaayeen Ciidamada Nabadsugida Jubaland. Sidoo kale waxaa ay miinooyin galiyeen waddooyinka ka baxa magaalada Dhoobleey.

Afhayeena wasaarada Amniga Jbbaland Jaamac Axmed Cali Joofane ayaa uga waramay dagaalkii xalay wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Al-Shabaab oo weeraray xerada ciidamada Nabad-Sugida Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG