Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan qaraxii lala beegsaday agaasimeyaasha Warbaahinta Qaranka


Allah ha u naxariistee waxaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho qarax lagu diley agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Mahmuud Guuleed oo loo yaqaaney Cabdicasiis Afriko, waxaa sidoo kale dhaawac culus uu soo gaarey agaasimiha TV-ga Qaranka Sharmaarke Maxamed.

Waxaa qaraxaasi warbixintan kasoo diray wariyaha VOA CAbdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbixin ku saabsan Qaraxii xalay lala beegsaday agaasimeyaasha warbaahinta Qaranka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG