Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi ay VOA la Yeelatay Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Xilka laga Qaaday


Mohamed Abdirizak

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaaciyay in uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda Maxamed Cabdirisaaq, isagoo isla xilkaasi u magacaabay Cabdisiciid Muuse Cali.

Haddaba, maxaa keenay xil ka qaadista wasiirka arrimaha dibedda oo muddo sanad ah ay ka soo wareegtay markii xilkaasi loo magacaabay? Haaruun Maacruuf ayaa goor dhowayd khadkla telefoonka kula xiriiray Wasiir Maxamed Cabdirisaaq, waraysigiina waxa uu u dhacay sidan:

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG