Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garoonka Diyaaradaha ee Berbera oo la furay


Garoonka Diyaaradaha Berbere
Garoonka Diyaaradaha Berbere

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka Carabta ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Berbera, kaasi oo ay dhismihiisa maalgelisay dowladda Imaaraadku.

Wariyaha VOA, Khadar Cakulle ayaa ka qeyb galay munaasabadda furitaanka garoonka Berbera, warbixintan ayuuna innooga soo diray.

Garoonka Caalamiga ah ee Berbera
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00


XS
SM
MD
LG