Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan xaaladda qoysaskii ku barakacay abaarta gobollada Jubaland


Xili ay sii xoogeeysanayaan abaaraha ka jira meela badan oo Jubaland kamid ah islamarkaana boqolaal dadkii ay xoolaha kaga le'deen waxyeellada abaaraha ay kusii qulqulayaan duleedka Kismaayo ayaa waxaa booqday goobaha dadkaasi ay gaareen masuuliyiinta Maamulka Jubaland.

Masuuliyiintan ayaa gaarsiiyay gurmadyo kala duwan waloow gurmadkaasi uusan ku filneen dadkaasi, waxaana magaalada Kismaayo ka soconaya kulamo looga hadlayo sidii kaalmo loo gaarsiinlahaa dadkaasi. Faafaahinta warkaas waxaa inoo soo diray wariyaha VOA da ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Warbixin ku saabsan xaaladda qoysaskii ku barakacay abaarta gobollada Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG