Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee la xiriira hawlgalka AMISOM


Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa si weyn iskugu khilaafsan qaabka uu yeelan doono hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM wixii ka dambeeya sannadkan, waxaana Midowga Afrika uu dhowaan ansixiyey qorshe hawlgalka ka dhigaya mid ay wadajir u maamulaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.

Qorshahaas waxaa si xooggan u diidday dowladda Federaalka Soomaaliya.

Haddaba khgilaafkan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq.

Wareysi: Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee la xiriira hawlgalka AMISOM
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00


XS
SM
MD
LG