Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Kenya oo dib usoo qabtay maxaabiis baxsaday


Maxaabiista dib loo soo qabtay

Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan saddex nin oo Isniintii ka baxsaday xabsi aad loo ilalaiyo oo dalkaasi ku yaalla.

Ragga lasoo qabtay ayaa mid ka mid ah loo xukumay weerarkii Jaamacadda Garissa lagu qaaday, halka labada kale lala xiriiriyey weeraro kale oo argagixiso.

Dib u soo qabashada raggan ayaa timid saacado un ka dib markii Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu shaqadii ka joojiyay Taliyihii xabsiyadda Kenya.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Booliska Kenya oo dib usoo qabtay maxaabiis baxsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG