Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Saameynta abaarta daran ee ka jira Jubbada Hoose


Abaarta ka jirta deegaannada hoostaga magaalada Kismaayo ayaa dishay xoolihii ugu badnaa, iyadoo sidoo kalena dad badan oo xoolaley ay qaab barakac u soo galeen magaalada.

Dhibaatada ka ugu xooggann ayaa hadda haysta xoolaleydii dhulka baadiyaha ah ee galbeedka magaalada Kismaayo.

Abuukar Macalin Xayeeysi, waxuu ka mid yahay dadka kasoo jeeda galbeedka magaalada Kismaayo, Sahra Cabdi Axmed ayuuna uga warramay heerka abaarta iyo caqabadaha haysta dadka xoolahu ay ka dhammaadeen.

Wareysi: Saameynta abaaraha daran ee ka jira Jubbada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG