Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo dalbatay in madaxda Soomaalida ay dedejiyaan doorashada


Martha Popee

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya in ay dardargeliyaan dadaallada ku aaddan dhameystirka hannaanka doorashada iyo sidoo kale inay hubiyaan qoondada haweenka.

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Afrika, Martha Ama Akyaa Pobee, oo ku suganeyd Muqdisho muddo shan maalmood ah, ayaa dhinaca kale sheegtay in Qaramada Midoobay ay sii wadeyso taageerada ay Soomaaliya la garab taagan tahay.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan kassoo dirtay Muqdisho.

QM oo dalbatay in madaxda Soomaalida ay dedejiyaan doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG