Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Waddani oo doortay hoggaan cusub


Hoggaanka xisbiga Waddani
Hoggaanka xisbiga Waddani

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hogaan cusub ku doortay maalintii labaad ee shirweynaha uga socday magaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha cusub ee xisbiga ayaa loo doortay siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan oo horey wasiirka madaxtooyada uga soo noqday xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee Somaliland.

Haddaba weriyahayaga Khadar Cakule ayaa doorashada kadib waraystay Gudoomiyiihii hore ee xisbiga ahna musharaxa madaxweynenimo Cabdiraxmaan Maxamed Ciro iyo Gudoomiyaha cusub Xirsi Cali Xasan.

Waxaa hadalka ku horraynaya guddoomiyihii hore ee xisbiga Cabdiraxmana Cirro.

Xisbiga Waddani oo doortay hoggaan cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:08 0:00



XS
SM
MD
LG