Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Saameynta Isbedelka cimilada ee Soomaaliya


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta isbeddelka cimilada ku leeyahay Soomaaliya, waxaana marti ku ah Cabdiqani Raage Barrow, oo la-taliye sare ka ah agaasinka deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Cabdiqani waa uu ka mid ahaa waftigii Soomaaliya ee ka qeyb-galay shirkii cimilada adduunka ee dhowaan lagu soo geba-gebeeyey magaalada Glasgow ee dalka UK. Nuur Xasan Nuur ayaa barnaamijka soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:26:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG