Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda abaarta gobolka Gedo oo kasii dareysa


abaar
abaar

Gobollada Koonfurta Soomaaliya ilaa kuwa ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia waxaa si ba'an u hayao abaaro soo noqnoqdey sanadihii ugu dambeysay.

Abaarta ayaa waxaa ay saameysay reer guuraaga xoolo-dhaqatada ah, xoolaha iyo daaqaba.

Gedo ilaa Jubbadda Hoose, waxey ka mid yihiin meelaha ugu daran ee abaaraha xoogan ay ka jiraan.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xiriirta Mowliid Mahmed Cabdi oo ku sugan deegaan ku dhow magaalada Baladxaawo oo lagu magaacabo Caro-Case, halkaasi oo abaartu ay si darran ugu dhufatay.

Xaaladda abaarta gobolka Gedo oo kasii dareysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG