Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo Lagu Aqoonsadey Howlaha uu Bulshada u Qabto Dalka Australia


Young Victorian
Young Victorian

Axmed Xasan oo ah wiil somali ah oo ku dhashay kuna barbaaray dalka Australia ayaa sanadkan loo aqoonsaday inuu noqday shaqsiga gobolka Victoria wuxuuna ku muteystay waxyaabaha uu u qabto Jaaliyadda gobolka gaar ahaan dhalinyarada da'da yar.

Wariyaheena Australia Ibrahim Cumar Baafo ayuu u waramey

Wiil Soomaali ah oo Aqoonsi ka Heley Gobolka Victoria
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG