Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug: Doorashada Labada Kursi ee Aqalka Sare


Waxaa saaka ka dhacaaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamul goboleedka Galmudug doorashada labada xubnood ee ka hartey kuraasta Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.

Kuraastan oo markii hore uu muran xoogan ka taagnaa xubnaha u tartamaayey ayaa markii danbe xal siyaasi ah laga gaarey.

Hadaba maxay ka dhigan tahay doorashada saaka ka dhacaysa Galmudug ee lagu soo dhameystiraayo Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya inta ka hartey? Doorashada guud ahaanse maku dhici kartaa waqtiga ay dhawaan u qabteen gudiga doorashada oo ah inta ka hartey sanadkan?

Falastin Axmed Iman ayaa warbixin arrintan ku saabsan inoo heysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG