BARAAWE —
Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya waxaa maanta ka dhacday doorasho ay Golaha Deegaanka ee Magaalada dhawaan loo dhisay ku doorteen gudoomiya cusub.
Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo kasoo diray.