MUQDISHO —
Dawladda Soomaaliya iyo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta ka shirsan magaalada Muqdisho, iyadoo xiriirka labada dhinac uusan fiicnayn bilihii u dambeeyey kadib muran ku saabsan mustaqbalka hawlgalka AMISOM.
Kulanka ayaa imanaya ayada oo dhowaan ay dowladda federaalka amartay inuu dalka ka baxo ku-xigeenka ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.