HARGEYSA —
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa sheegay inay tirada suxufiyiinta la xidhay sanadkan ay dhan yihiin 20 wariye iyagoo tilmaamay inay tahay sanadkii ugu yaraa xadhiga suxufiyiintu.
Xogtan ayaa lagu soo bandhigay xuska maalinta saxaafadda Somaliland ee 9-ka November oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Warkan waxaa Hargeyisa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Facebook Forum