Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta teknoolajiyadda ay ku yeelatay caruurta Soomaaliyeed


Teknoolajiyada iyo teleefannada casriga ah waxay inta badan saameyn nolosha ah ku yeesheen dad badan oo caalamka ku nool.

Soomaaliya marka laga yimaado dadka waaweyn, carruur aad u da'yar ayaa u muuqanaya iney hadda qabatimayaan teleefannada casriga ah, iyaga oo aad uga daawado muuqaallo ilmaha loogu tala-galay oo Internet-ka lasoo geliyo.

Dadka bartay cilmu-nafsiga ayaa waxay qabaan in arrintaan ay ubadka u leedahay laba weji oo ah mid togan iyo mid taban, kuwaas oo kala ah in ay wax badan ku baran karaan iyo dhinaca kale saameyn aan wanaagsaneyn oo anshax ah ay ku yeelan karto.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Saameynta teknoolajiyadda ay ku yeelatay caruurta Soomaaliyeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG