Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibad-bax ka Dhacay Addis Ababa


Iyadoo ay sii darsenyso xiisadda iyo colaadda ka taagan dalka Ethiopa ee u dhexysa dowadda iyo xoogagga TPLF ee Tigrey, ayaa waxaa maanta magaalaa Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi ka dhacay isu-soo bax lagu taageerayo ololaha uu wado militariga dalka. Dadka isku soo baxay ayaa cambaareeyay Mareykanka. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa waxaa noo soo jeedinaysa Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

Dibadbax ka Dhacay Addis Ababa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00


XS
SM
MD
LG