Mas’uuliyiinta magaalada Kismaayo ayaa digniin u jeediyay dadka xukunnada u doonta deegaanada ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan dadka go’aankaas qaata.
Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.