Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayuu Dagaalka Ethiopia u Saameyn Karaa Geeska Africa?


Dowaladaha Mareykanka iyo Canada ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda ku sugan Ethiopia in ay ka baxaan dalkaasi, xilli colaadda dalkaasi ay sii xoogeysaneyso.

Haddaba, maxay tallaabadan ka dhigan tahay? Sideese ayuu dagaalka Ethiopia u saamayn karaa gobolka Geeska Afrika? Waxaa uu Xuseen Barre su'aalahaasi iyo kuwa kale weydiiyay Prof. Xuseen Warsame oo ka tirsan Jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

Halka ka Dhageyso Wareysiga Prof. Xuseen Warsame
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00


XS
SM
MD
LG