Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan dagaalka ka socda dalka Ethiopia oo maanta ay sanad u buuxsantay, ayada oo weli uu socda, haatanna laga cabsi qabo in mucaaradka ay qabsadaan caasimadda Addis Ababa.
Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.
Facebook Forum