Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askartii ugu badneyd oo sanadkan lagu dilay Somaliland


Masuuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha iyo saraakiisha amniga Somaliland ayaa sheegay in tirada askartii ugu badnayd booliska Somaliland la dilay sanadkan, kuwaasi oo gaaraya sagaal ay saddex ahaayeen saraakiil.

Arrintan waxa laga sheegay xuska aas-aaska maalinta booliska Somaliland. Haddaba taliyaha Guud ee Booliiska sareeye guuto Maxamed Aadan Dabagale ayaa arrintan uga waramay Khadar Maxamed Cakule.

Askartii ugu badneyd oo sanadkan lagu dilay Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00





Facebook Forum

XS
SM
MD
LG