Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal oo sheegay inaanu wareejinayn gudoomiyaha xisbiga UCID


Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland UCID Faysal Cali Warabe ayaa sheegay inay Madaxweyne Muuse Biixi uu qorsheeyey in doorashada Madaxtooyada ee sannadka danbe wakhtigeeeda uu ku qabanayo.

Faysal Cali Waraabe ayaa geesta kalena tilmaamay inaanu Faysal ahan wareejinayn Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi siiyey weriyahayaga Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Faysal oo sheegay inaanu wareejinayn gudoomiyaha xisbiga UCID
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00


XS
SM
MD
LG