Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashadii ka dhacday Puntland oo rajo gelisay haweenka


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Doorashadii golayaasha deegaanka Puntland ee dhowaan ka dhacay saddexda degmo oo maamulkaas ah ayaa dumarku ay ka heleen tiro kuraas ah oo la taaban karo.,

Arrintan ayaa rajo wanaagsan gelisay dumarka oo ah inay u tartamaan hoggaanka golayaasha deegaannada kale ee la filayo inay qabsoomaan.

Doorashada oo aheyd mid qof iyo cod ah ayey haweenku u arkeen fursad u dhaanta habka qabiilka oo aysan ka heli jirin doorkii ay ku lahaayeen.

Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Doorashadii ka dhacday Puntland oo rajo gelisay haweenka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00


XS
SM
MD
LG