Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muran hareeyey doorashada golaha shacabka Soomaaliya


Rooble, Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Laba kursi oo ka tirsan kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay doorashadoodu ka dhacdo Muqdisho saacadaha soo socda.

Maalintii shalaynta Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray hab-raaca cusub ee doorashada kuraasta gpbollada Waqooyi (Somaliland) sida ay sheegeen.

Hab-raacaas ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay guddiga xalinta khhilaafaadka ee doorashada.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Muran hareeyey doorashada golaha shacabka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG