Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sicir-barar ka jira suuqyada Somaliland


Hargeysa

Qiimaha maciishada daruuriga ah ayaa kor u kacday toddobaadyadii ugu danbeeyey suuqyada magalooyinka Somaliland iyadoo bulshada danyarta ah ay ku keentay cidhiidhi dhinaca nolosha ah.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsigu ayaa horey u sheegayinuu sicir-bararku yahay mid caalami ah.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Sicir-barar ka jira suuqyada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG