Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Habraaca ay soo saareen Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo laga horyimid


Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay habraaca ay soo saareen gudgoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ee la xiriira doorashada golaha shacabka xildhibaanada gobollada waqooyi (Somaliland).

Cusmaan Muxyadiin Shaatax, oo ah guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ayaa sheegay inay ahayd in Golaha Wadatashiga Qaran ay soo saaraan jadwalka guud ee doorashada Golaha Shacabka ee Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Habraaca ay soo saareen Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo laga horyimid
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00


XS
SM
MD
LG