Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi aan la Yeelannay Wasiirka Deegaanka ee Somaliland


Somaliland

Somaliland ayaa sheegtay in ay Saameyn weyn ku yeelatay isbedelka cimilad aduunku taasi oo keentay xaaluf deegaan iyo dhibaatooyin kale.

Hadaba, wasiirka deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa arrimahan uga warrantay Khadar Maxamed Cakule.

Halkan ka dhageyso wareysiga wasiirka deegaanka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG