Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood ka Dhalatay Habraaca Doorashada Xubnaha G. Waqooyi ee BF


Rooble, Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi
Rooble, Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shalay soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ku matalaya gobolladaasi.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra'iisulwasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo qeyb ka ahaa soo saarista habraacan ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay.

Qodobada ku xusan habraacan ayaa waxaa ka mid ah in musharraxa u tartamaya kuraastan ay muddo 7 maalmahood ah, ka hor qabsoomidda doorashada ay iska casilaan haddii ay xilal ka hayaan laamaha kala duwan ee dowladda.

Arintan ayaa waxaa ka biya diiday qaar ka mid ah mas'uuliyiinta ka soo jeedda gobollada waqooyi ee hey’adaha dowladda xilalka ka haya.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Dood ka timid habraaca doorashada xubnaha Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00


XS
SM
MD
LG