Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa maanta ka cusub xaaladda magaalada Guriceel?


Guriceel
Guriceel

Xaaladda magaalada Guricel ee gobolka Galgaduud ayaa deggan maanta kadib dagaalo dhowr maalmood ka socday magaalada oo barakciyay guud ahaan shacabkii ku noolaa magaalada.

Waxaa hadda socota dadaallo loogu gurmanayo dadkii ku barakcay dagaalka, iyo kuwii dhibaatooyinka kale ay kasoo gaareen.

Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ee taageerayey ayaa shalay si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada kadib markii ay ka baxeen ciidamada Ahlu-Sunna.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaxed Macallin Isxaaq ayaa warbixintan soo diray.

Maxaa maanta ka cusub xaaladda magaalada Guriceel?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00


XS
SM
MD
LG