Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrinta shirkadda Fly Dubai


Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay shirkada diyaaradaha ee Fly Dubai oo dhawaan sheegtay inay joojisay dulimaadyadii Hargeysa.

Guddooiyaha UCID ayaa sidoo kale ka hadlay doorashadii Deegaanada Puntland ka dhacday iyo dagaalka Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada Ahlu-Sunna.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrinta shirkadda Fly Dubai
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG