Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Guriceel oo barakiciyey 18,000 oo qof


Ahlu-Sunna
Ahlu-Sunna

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa sheegay in dad gaaraya 18 kun oo qof ay ka barakaceen magaalada Guriceel oo colaad dhiig ku daatay ka taagan tahay maalintii saddexaad.

Magaalada ayaa waxaa ku dagaalamaya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Galmudug oo dhinac ah iyo maleeshiyada ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Dagaalka Guriceel oo barakiciyey 18,000 oo qof
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:22 0:00


XS
SM
MD
LG